Madaxweeynaha oo Ugu Baaqay Reer Dayniile  Inay Kala Baxaan Caruurtooda Shabaab

Madaxweeynaha oo Ugu Baaqay Reer Dayniile Inay Kala Baxaan Caruurtooda...

Published: 1 hour ago
Madaxweeyne Xasan Sh. maxamuud oo maanta dagmada Deyniile kadhigtay dagmadii ugu horeeysay ee uu booqdo ayaa waxaa halkaasi loogu soo bandhigay baahiyaha ay qabaan dadka kunool degmadaasi waxaana ugu weynaa in dadka daegnada ay baahi eyn uqabaan in la bedelo fikradaha laga aaminsanyahayiyo in sisidookale adeegyada bulshada degmadaasi lagu baahiyo. ...

Sports News More Click here

Kooxo culus oo isku aadey wareega 16 ee Champions Leagues

Kooxo culus oo isku aadey wareega 16 ee Champions Leagues

Published: 5 months ago
Waxaa maanta la soo saarey isku aadka wareega 16 ee kooxaha Yurub ka dhisan ee ku tartamaya horyaalka Champions League, isku aadka oo u dhacay si bakhtiyaanasiib ah ayaa waxaa isku aadey kooxihii ugu cuslaa 16 kooxood kuwaas oo qaarkood ay khasab tahay in ay ku haraan wareegaas.